Ethopian Airlines oo soo saartay baaq ka dhan ah Diyaaradaha Boeing 737 Max 8

Warbaahinta caalamka ayaa wali hadal heysa shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalka itoobiya ay ku dhinteen dad gaaraya 157-qof, shilkan ayaana sababay in wadamo badan laga mamnuuco isticmaalka nuuca diyaaradii bur burtay ee Boeing 737 Max 8. Maamulaha shirkada Ethopian Airlines Tewolde Gebremariam ayaa ugu baaqay wadamada caalamka in ay joojiyaan isticmaalka diyaaradaha Boeing 737 … Continue reading Ethopian Airlines oo soo saartay baaq ka dhan ah Diyaaradaha Boeing 737 Max 8